U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay
Xaraf QSubg QO5 xar
1

Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho.

2

bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho.

3

Qof shaqo la siiyay noqosho.

4

Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adiga waxa meesha ku qoran ii aqri.

”
“

. Guddigani waxay baadhayaan cabashooyinka ka yimaada heshiis ku dhaqanka ay isla ogolaadeen ururadu oo loo marayo, sida uu ugu qoran yahay heshiiskaas.

”
“

Balse waxa laga hadlayayba waxa uu ahaa mawduucaa oo ay munaasibadu ku saabsanayd, marka iminka ma af-salax ku dheg baanu noqonay haddaanu waxoogay siyaasada ka hadalno, laakiin anigu waan ka hadlayaa oo waa taa gidaarada ku wada qoran."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan