Tusaale Dheeraad ah3
β
Caafimaadka Soomaaliya Waxay kamid tahay Dalalka ugu Faqrisan aduunka, Ma jiro Fayo-dhawr guud oo kafaala qaadaya caafimaadka asaasiga ah ee Muwaadinka Soomaaliyeed.
ββ
Sida ku cad xeerka gobollada iyo degmooyinka jsl qofobkiisa 2aad Waajibadka golayaasha degaanku waa: 1. Daryeelka fayo-dhawrka guud iyo gaar ahaan nadaafadda magaalooyinka iyo ka hortaga cudurada faafa.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
F Β· FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
