U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiiq1

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf FSubg FI4 xar
1
2

Qalista indhaha.

3

Qashin.

4

Meesha u sarreysa wax dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Magaalada Dhagaxbuur waxay si buuxda ugu jirtaa gacanteena, sidoo kale deegaano ku dhow Magaalada Fiiq iyagana gacanta ayaa ku haynaa" ayaa lagu yiri warbixin ay soo saartay Jabhada ONLF.

”
“

Dagalada ayaa la sheegay inay ka dhaceen Magalooyinka Fiiq iyo Dhagaxbuur oo ka tirsan Ismaamulka Somalida, waxayna jabahadu sheegtay inay la wareegtay saldhigyo ay daganaayeen ciidamada Ethiopia.

”
“

Dhanka kale, waxaan ilaa iyo hadda la haynin khasara ay gaysteen dagaaladii ka dhacay Fiiq iyo Qabridahare kuwaas oo dhacay xilli habeen ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiiq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan