U gudub nuxurka bogga
SABAAD

filo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-ishay, -ilatay
Xaraf FSubg FI4 xar
1

Wax malaysasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaad wax u weydana wedkaa filo.

”
“

Akhtiste, inkastoo horay aan idiinku soo gudbinayay qodobadii ugu muhiimsanaa ee lagu heshiiyay hadana naga filo isaga oo dhamaystiran Insha’allaah.

”
“

Yahoo! waa shirkad ku shaqaysa kombuyuutarka, waxaa aas'aasay rag ka baxay jaamacada istanford sanadkii 1994 oo kalz ah Jerry Yang iyo David Filo waxaana la+ aqoonsaday rasmi ahaan 2-3-1995.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-ishay, -ilatay

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
filo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD