U gudub nuxurka bogga
SABAAD

horay1

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HO5 xar
1

Dhanka loo jeedo; hagaag; fool.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Askari toogasho lagu diley Kismayo Askari ka tirsanaa Booliska Kismaayo ayaa manta toogasho ku dilay nin ka tirsanaa ciidamada nabadgelyada Kismaayo oo horay u ahaa maleeshiyaadka caanka ah ee ka tirsanaa isbaheysigii burburay ee Dooxada Juba.

”
“

Afhayeen horay ugu hadlay Milateriga Somalia Col.

”
“

Al-shabaab oo gacanta ku haysa koonfurta Somalia ayaa waxay horay uga eriday gobolada ay maamusho Hay'adaha World Vision USA, Care, UNDP, WFP, WHO iyo haya'do kale oo caalami ah kuwaasoo lagu eedeeya basaasnimo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
horay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan