Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxay leedahay quruxda dahsoon, Edeb, Akhlaaq, Sarriig,Xishood, Af-gaabni, Qaddarinta dadka mudan iwm.
”“
Mar kale ayuu Abwaanku inanta sifeeye, wuxuuna yidhi: “Madheera oo gaabni way dhaaftoo ma dhuubnoo baruurtu may dhicinoo dhexdeeda taakadaa is dhaafaysoo dhawaaqa hadalkeedu kuma dhibo midaan u dhigoon ku dherershaa may dhalan dhabarkana laguma sido.”
”“
Macangagnimo, aragti gaabni iyo bakhaylinimaba isaga ayay ka soo kallahaan, isaga ayayna ku hoydaan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
