U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dahsoon1

Fal Magu (1)
Naxwe-oomay, -oontay; -oomi
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Wax qarsoon noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xidhiidhkaa dahsoon ee dareenadeena hoose isku hayaa haddii uusan jirin, erayadani kama soo burqadeen halbawlaha jidhkayga, Kuuma warwareen, kaamana walaaceen.

”
“

Hadday wada P.M tahay buruud kiciyaa dul yaal, waxay bohol jiidhayaan libaax bulbullaa ku jira, in baal sidataa dahsoon, in baabbacalaa digtoon, dhashii Beder baa xidhxidhan biddena camalkiis u daa.

”
“

Ibraahiinno daahay rogteen, dan iyo xeeshoode Inkastay dinnaahyaynayaan, sooma daalicine Hadba daraf u guurguurku waa, xaal dahsoon weliye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oomay, -oontay; -oomi

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dahsoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan