U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nacayb

Magac Lab
Xaraf NSubg NA6 xar
1

Colaad uurka la isugu hayo; nac1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Reer Somaliland marwalba waxay muujinayeen quudhsi nacayb iyo qab ay ku kalsoonaayeen dareenkooda wadaniyadeed.

”
“

Inta badan dadka wax ku qoraa waa niman ay ka muuqato caadifad qabiil, nacayb iyo garasho gaabni.

”
“

Taasi waxaa weeye, isla dadkii farsamada iyo dhinacyada kale ee waxsoosaarka ilbaxnimadaas habeen iyo dharaar ka faa’iidaysanayey, ee noloshooda oo dhan ku xidhay, ayaa haddana ugu cay badan oo ugu nacayb badan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nacayb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan