U gudub nuxurka bogga
SABAAD

edeb

Magac Dheddig
Xaraf ESubg ED4 xar
1

Asluub iyo anshax wanaagsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wareersanayaashaan oo kale waxaan u sheegayaa labo mid: Noqo lahayste edeb leh wixii gaaladu kuu keensatana duuduub ku qaado,wareerkana iska dhaaf.

”
“

Digtoorada dunida oo cabeebkan ka faallooday ayaa yidhi, waxani malaha waa edeb-darro aadmi samaystay.

”
“

Dalka Bagistaan ayaa iyana tidhi, waxaanu joognaa xilligii aanu iska difaaci lahayn cid kasta oo edeb-darro nagu soo hujuunta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

E · ED

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
edeb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan