Tusaale Dheeraad ah3
“
Xawligii uu Marxuum Ismaaciil gaadhigiisa ku dhexmariyey magaalada iyo kadib rasaastii uu ka ridey tiyaatarka agagaarkiisa halkaa oo waqtigaas uu Gaanni u fadhiyey in Cabdillaahi la keeno.
”“
Sidoo kale, wuxuu sheegay C/rashiid Gaanni inay wafdigu ogolaadeen inay xubaha Baarlamaanka siiyaan gunnooyin, balse sheegey in xidhibaankii aan fadhiyada ka qaybqaadan aanay siin doonin gunno.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
