U gudub nuxurka bogga
SABAAD

labaatanaad1

Magac Lab
Xaraf LSubg LA11 xar
1

Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaanni oo ahaa taliyaha qaybta lix labaatanaad waxaa oggolaansho loo siiyey inuu wuxuu doono ka sameeyo gobolada waqooyi.

”
“

Imaamu shahiid Xasan Al Banna Aabihii waxa uu ka mid ahaa culimadda waa weeyn ee qarnigii labaatanaad sida aadka ah ugu khidmaysay sunnada Nabiga (CSW) wuxuuna alifay kutub kutub badan oo ah culuumta Axaadiista iyo fiqiga.

”
“

Xarunta gobolka Saaxiil ee Berbera, waxay ka midtahay deegaanka dhulka ugu qadiimisan iyo meelaha ugu hor magaaloobay dhinaca dhismaha iyadoo ilaa qarnigii labaatanaad ka hor caan ku ahayd dekedda wax lagala soo dego, dacallada dunidana laga yaqaannay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
labaatanaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan