Tusaale Dheeraad ah3
β
Annaga oo ah odayaasha iyo wax-garadka degaanka Geed-Abeera iyo nawaaxigiisa, waxaanu madaxweyne kuu soo gudbinaynaa salaan diiran oo kal-gacaltooyo.
ββ
Warqad Furan oo ku Socota Madaxweyne Cigaal Mudane Madaxweyne salaan gacaltooyo oo qoto dheer iga gudoon.
ββ
Gacaltooyo ku dhisnayd derisnimo,ceeshow-milixnimo,Soomaalinnimo iyo Muslinnimo oo meesha u bannaynaya.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
2
Xarafka
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
