U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gadiid

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Waqtiga kala bara gelinka hore iyo gelinka dambe.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhowaan ayey aheyd markii dagaal dad rayid ah ku dhinteen uu halkaas ka dhacey kadib markii isku dhac dhexmarey ciidamo Ethiopian ah oo xuduuda degaankaas soo buuxiyey iyo shacabka kuwaasoo ka careysnaa xadka oo gadiid lagu xanibay.

”
“

Burcad badeedkaan ayaa lagu soo eedeeyey iney afduub u gaysteen gadiid badeed iyada oo xeer-ilaaliyaha dacwadaan ka hor akhriyey Maxkamada horteeda.

”
“

Somaliland oo sheegtay inay ka go'day Somalia inteeda kale 1992-kii ayaa waxaa ka jiray xiisado ku aadan kooxo la sheegay inay isku hubeynayaan bariga degmada Burco, kuwaasoo gadiid jaray saarayna qoryaha dagaalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gadiid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan