U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gal1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf GSubg GA3 xar
1

Meel godan oo biyo ku jiraan.

2

Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdillaahi Askar, isagoo hawl-gal qarsoodi ah u yimid magaalada Hargeysa, kana soo galay fadhiisimadii Itoobiya ee ururka SNM.

”
“

Afhayeenka Alshabaab Abuu Mansuur ayaa sheegay in ay suura gal tahay in mar kale Magaalada ku soo laabtaan, isagoo dhankiisa guulo ka sheegtay Dagaalka.

”
“

Ansixinta miisaaniyadda wuxuu goluhu ku lifaaqay go’aano farta ku fiiqaya sidii loo sixi lahaa gal-daloolooyinka jira iyo talooyin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan