U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gano

Fal Gudbe (3)
Naxwe-ntay, -natay
Xaraf GSubg GA4 xar
1

Ugaar fallaar ku dhufsasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Labo gano oo waaweyn neh wey qabtaa. jilaca haddii oo ku qaniino aduunyo gadoon aa dhacaa.

”
“

Xaafadaha Taleex iyo Shiirkole ayaa sidoo kale abaabulku ka socdaan iyadoo kooxo ku hubaysan Hobiyayal iyo qoryaha garabka laga gano ay gaafwareegayaan wadooyinka.

”
“

Dowladda Federaalka ayaa maalmihii u dambeysay ku cel celineysay in Suuqa Bakaaraha uu yahay meelaha laga soo abaabulo dagaalada, isla markaana Madaafiicda laga soo gano.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-ntay, -natay

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan