U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fallaar

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.lFiisigis
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Bir yar, dhuuban, afka gammuun looga daabo, qaansooyinka laga gamo oo loo adeegsado dagaalka iyo ugaarsiga.

2

Nudo dhuudhuuban oo iftiinka qorraxda keena. fallaar gaama m.l (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Ninkaas falaarta isha iyo barida kaga taal ma ahayn nin qurranka Ilaahay ku dhaartay oo ballan qaaday in haddii ay laba fallaar ku dhacaan uu hor marin doono midda isha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

F Β· FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fallaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan