U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gadoon1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dagaal beeleedka ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii shalay dagaal noocaan oo kale ah uu ka dhacay deegaanka Ina-mad oo 20 km dhanka Koonfur kaga beeggan degmada Gadoon ee gobolka Galgaduud kaas oo ay ku dhinteen saddex qof.

”
“

Labo gano oo waaweyn neh wey qabtaa. jilaca haddii oo ku qaniino aduunyo gadoon aa dhacaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gadoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan