U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gilgilan

Fal Magu (1)
Naxwe-lmay, -lantay; -lmi
Xaraf GSubg GI8 xar
1

Wax la gilgilay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sow haddaba lama gaarin waqtigii aan isku tashan lahayn kana gilgilan lahayn heeryada dullinimo ee dusheenna lagu hubsaday?

”
“

Xajkii geeska bariyeey, maxaad uga gilgilan la'dahay gabbood fallada joogtada ah ee lagu hayo bulshadaada?

”
“

Odayaashu wey ka gilgilan jireen hadday arkaan dad liita oo laga gar daran yahay dumarna sidaaba ninka u eega waxyeelo daayoo dhirbaaxaa lala tiigsan jiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-lmay, -lantay; -lmi

Xarafka

G · GI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gilgilan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan