Skip to main content
SABAAD

sow

Magac Fal Wadareed
Xaraf SSubg SO3 xar1 Tusaale
1

Armaa, billaa, malaha.

Tusaalooyin

Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.

Tusaale Dheeraad ah3

Af-Soomaaligu wuxuu la siman yahay luuqadaha kale ee adduunka sida af-Ingirisiga amaba afka-Shiinaha, iyo xataa af-Carbeedka, sow ma aha?

Alle-magane, sow arrinku ma aha “lax waliba shilalkey is dhigto ayaa lagu qalaa”.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal Wadareed (fk.we)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sow - sawirka la wadaagga

La Wadaag