U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daran1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad ka qaxey Muqdisho oo dhibaateysan Biyo la’aan daran ayaa soo wajahday dad ka barakacey mar kale rabshadaha ka dhacaya Muqdisho kuwaas oo ku sugan inyta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye.

”
“

. Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka daran) 64. Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh.

”
“

) Waxyiga ayaa ugu imaan jiray sida qaylada gambaleelka waxayna taasi ahayd habka ugu daran Rasuulka SCW ee waxyiga ugu imaan jiray oo wuu dhididi jiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan