U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gobolayso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf GSubg GO9 xar
1

Is g.: cid si gobolaysi ah u raacid. gobol-dabiici m.l (-llo ..., m.dh) (juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee mid ahaansho qaabeed, marka la bar-bar dhigayo meelo kale, ha ahaato xagga kala sarraynta, cimilada, degaanka, sidaas darteed ilaa xad mid ahaansho qaabeed ee xagga dhaqaaqa dadka. gobo'lee f.mg2 (-leeyay, -laysay) Hoore, dhibic-dhibic u dhicid. gobol-kulaale-xige gobol-kulaale-xige m.l (-llo ..., m.dh) (juqr.) Gobolka u dhexeeya kulaleyaasha iyo gobolka dhexdhexaadka ah. Wuu ka duwanyahay kulaaleyaasha wuxunna leeyahay xilliyo kala duwan oo ay ugu muhiimsanyihiin jiilaalka iyo xagaagu, cimiladuse guud ahaan way ka diirantahay gobolka dhexdhexaadka ah. gobo'maqaar m.l Gobaha maqaarka ka samaysan.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

G Β· GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gobolayso - sawirka la wadaagga

La Wadaag