U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qasab

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Geed leh quwaax sonkorta laga sameeyo, laanlaan ubaxa, alamo leh oo dhulka kulul ka baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Qaaraan qasab ah ayaa laga bilaabay tuulada si xafladda caleema saarka loo bilo.

”
β€œ

Doodaas waxay u cuskadaan in diinta iyo caqliga ay iska hor imaanayaan, sidaa daraadeedna ay qasab tahay in caqliga la xabiso.

”
β€œ

Waxa uu yiri β€œ Dagaal waxan kula jirnaa ciidamadaasi Afrikaanka ah ee dalkeena ku soo duulay, dowlad ku sheeguna waxay difaacayaan kuwaa, markaa waa qasab in dagaalku uu socdo”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qasab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan