U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gudbiye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf GSubg GU7 xar
1

(c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Maadaama haafniyaamtu tahay gudbiye dabka iyo korontada waxaa laga sameeyaa xadhkaha korontada iyo sheeyo kale oo korontada la xidhiidha.

”
“

Sidoo kale badi shirkadaha dabku waxay isticmaalaan xadhkaha iyo biro, iyada oo sidaynu la wada socono birtu tahay gudbiye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudbiye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan