U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qandho2

Magac Dheddig
Naxwedaaw.
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hay'adda WHO ayaa sheegtay in cudurkan cusub ee dilay askarta AMISOM uu leeyahay calaamado khatar ah, sida: Madax-xanuun daran, Shuban, Muqo-xanuun, Indhaha oo casaada; Qandho-sare, finan kasoo yaaca jirka, Matag iyo Caloon-xanuun.

”
“

Ma aanan maqlin halkan danbe jeer ay i qabato wax la moodo qandho, sidoo kalena waxaa igu dhacay jiri-raco ilaa aan ka cabsaday inaan ku-kor-dhaco sayyidkayga.

”
“

Gabadha ayaa la sheegay inay hayso qandho aysanna awood u lahayn inay wax cunto ama cabto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qandho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan