U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haatif

Magac Lab
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Wax hadalkooda la maqlo oo aan muuqan.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxaan Haatif ka akhriyay Baaq ay si wadajira u soo saareen saddexda xusbi ee qaranku, oo odhanaya in lagu qaybsado Baarlamanka sidii lixdamadii shaxda loo dhigay oo lagu dhuftay”factor” 2.5.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haatif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan