U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haatuf

Magac Lab
Xaraf HSubg HA6 xar
La Mid AhhaatifMagac Lab
1

Wax hadalkooda la maqlo oo aan muuqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Berbera (Haatuf): Waxa beryahan soo baxayey muran iyo khilaaf ka dhex oognaa xukuumadda iyo ganacsatada bagaashka ee badeecadaha kala soo dega dekadda Berbera.

”
“

Berbera (Haatuf): Aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo sidii loo balaadhin lahaa biyaha magaaladda Berbera ayaa shalay gala furay aqalka martida ee magaalada Berbera.

”
“

Banaan bax ka dhacay Laas-caanood aas-caanood (Haatuf): Banaan bax ay ka qayb galeen boqolaad qof oo reer Laas-caanood ah ayaa shalay ka dhacay magaalada Laas-caanood, waxaana banaan baxaa soo abaabulay urur dhalin yaro ah oo lagu magacaabo KAAH.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haatuf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan