U gudub nuxurka bogga
SABAAD

halbowle

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf HSubg HA8 xar
1

Xididdaha waaweyn ee wadnaha dhiigga ka qaada oo oogada wada gaarsiiya midkood.

2

Meel ama wax muhiim ah. halbowle-bawdeed m.l (-dyo, m.dh) (c.nafl.) Halbowle ka soo baxa halbowle diba-deedka misigta, wuxuuna waraabiya muruqyada bawdada. halbowle-buufiye m.l (-layaal ..., m.l/dh) (c.nafl.) Halbowlaha ugu weyn ee dhiigga gaadhsiiya madaxa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Email ugu dir saaxiibkaa warkaan 29-ka Decembar maalin Saxaafadda Soomaaliyeed ay waayeen rug cadaa halbowle u ahaa xorriyadda Saxaafadda.

”
β€œ

Ciidammada oo u badnaa booliis ayaa xiray jidka Maka Al-Mukarama oo halbowle u ah isku socodka gaadiidka qaybaha ay dowladdu ka maamusho Muqdisho, iyagoo sidoo kalena albaabadda isugu dhuftay ganacsiga deegaanadaasi.

”
β€œ

Kooxaha Isbaarooyinka dhigta ayaa ah kuwo marka ay cabanayaan dhigta Isbaarooyin ay ku doonayaan in cabashadooda ku muujiyaan, waxaana iay xayireen dhowr jeer howlaha Dekedda weyn ee Kismaayo oo halbowle u dhaqaalaha degmadaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
halbowle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan