U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hallayn

Magac Fal
Xaraf HSubg HA7 xar
1

.dh hallee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba Cawl oo ku guul-darraystay inuu xalliyo ama wax ka qabto dhibaatooyinka ka jira caasimadda uu isagu maayorka ka yahay wax ma ka soo tari karaa mise lagu hallayn karaa arrimo dibadeed oo xasaasi ah?

”
“

Ugu dambayntii waxaan dadweynaha reer Hargeysa u soo jeedinayaa inay iska guraan xashiishkaas oo aanay isku hallayn ciddii hawshaa lahayd ee dayacday, maadaama ay xilliyadii roobabku soo dhowyihiin.

”
“

Haddaba ma u malaynaysaa inay noqon karaan kuwo la isku hallayn karo?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hallayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan