U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cawl1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA4 xar
1

Midab casaan xigeen ah.

2

Cawsha keeda lab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hase yeeshee Cawl waxa u qorshaysnaa inuu halkaa ka dhiso ilaa 600 oo aqal, taas oo ah dhismayaal aad u fara badan oo aanay dani ugu jirin bacadlayaasha iyo bilicda meeshaba, waayo dhismayaasha faraha badani waxay luminayaan bilicda dhismah.

”
“

“Cashuurtu waxay ku jaan-go’antahay Shillinka Somaliland, intii aan joogayna maan raacin jidkii hagaagsanaa ee Maayaradii hore raaceen, anigoo dadka u baqaya oo is leh ma qaadi karaan awgeed,” ayuu yidhi Cawl Cilmi Cabdalla.

”
“

Maalintii aan maayorka noqday iyo maanta siday Hargeysa tahay aad bay u kala fogtahay,” ayuu yidhi Cawl.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cawl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan