U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mise1

Magac Lab
Xaraf MSubg MI4 xar
1

Isku m.: isku mid.

2

M. haaga miihi: kula mid miihi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba waxa isweydiin leh ma tii hore ee agaasimaha guud ayaa sax mise ta dambe ee Wasiirka?

”
“

Dad badan oo daneeyay taariikhdii Cismaan Yuusuf oo Soomaali iyo shisheeyaba leh waxa ku adkaatay su’aasha ah Cismaan ma Faylasuuf baa, ma mufakir baa, ma buuni baa, mise si wadar ah bay arrimahaasi shakhsiyaddiisa u astaameeyeen.

”
“

Maarso 2005, markii Xubnihii Baarlamaanka Soomaliyeed uu ku dhexmaray dagaal kuraasta la isku adeegsaday, ayaa Cumar Idiris, qoraa Soomali ah, waxa uu qoray qoraal cinwaankiisu yahay “17 Maarso Ma Maalin Sharafeed Mise Maalin Ceebeed.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mise - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan