U gudub nuxurka bogga
SABAAD

harti

Magac Lab
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Qori xabbad keliyaale ah oo la isticmaali jirey waayadii hore.

2

Awr; rati.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waa nimanka yidhi Jamhuuriyad baanu nahayoo nimanka Harti Koombo ee gaadhigu labada habeen ka Ogaadeen Adhyahooda la kala madhi ku yidhi nalama lihidin.

”
β€œ

Gebogabadii ayuu gudoomiyuhu u duceeyey dhamaan Beesha Siciid Harti ee ku sugan daafaha aduunka iyo wadankii Soomaaliya.

”
β€œ

Afhayeenka Beesha Axmed Harti, Cismaan Jaamac Faarax.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
harti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan