U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hayl

Magac Lab
Naxwe-lo, m.l
Xaraf HSubg HA4 xar
1

Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sidii daarihii uga dumeen, maankii laga qaadye, Inkastuu Afgaanistaan galuu, guluf ku hayl-haylay.

”
β€œ

Markaasaa lagu soo yaacay oo laga qabtay, iyadoo uu jilciyay (garaacay), markii la weydiiyayna sababta uu u farasaaray haweenayda wuxuu yidhi: β€œMaxay iyadu iigu leedahay adaa ciyaalka hayl-haylay.

”
β€œ

Madaxyuubka shanka roonland oo aan ilaa iyo maalinkan maanta ah kolayada wax wasiiro ah ka naqaysan, balse waxa uu ku hayl-haylay gar-walayaashii maxkamadaha oo uu kala kulmay ku qancid badan iyo qoan-simaad yar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan