U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qolof

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-lfo, m.l
Xaraf QSubg QO5 xar
1

Dubka sare ee geedaha.

2

Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan.

3

Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adeerkay Xuseen Cali Xirsi,waxaan leeyahay maanta ma tihid ninkii mansabka aflagaadada iyo qolof-ridka sheegan lahaa.

”
“

Ayaan jidhiidhicoodaa oo qolof wayni iga ka kacdaa, waxaana tin iyo cidhib I saaqda qiiro iyo qaracan wada socda.

”
“

Liintu waa midho wareegsan oo leh qolof midab oranji ah iyo mid casuus ah gudaha, waxaanay ka baxaan geedo dhexdhexaad ah oo qodax miidhan ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-lfo, m.l

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qolof - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan