U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adaa

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AD4 xar
1

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'aa 1'.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isaga ka hadlayay waxyaabaha laga sameeyo qalabkan waxa u sheegay inuu yahay mid si caalamiya u sharciyaysan, faa’iidooyin badana u leh wax soo Horyaalkii wargeysyadoo dhan, baad Haatufaw tahaye, Hal kastaba aduunyada, adaa saaray heegada’e.

”
“

Wixii ku soo daaliyey adaa sheegi doonee nala hadal baanu ku leena hay!"

”
“

Adaa dheeman iyo luul iyo dhagaxa dahabka qiimiyo wax dheeroo adaa dhir iyo ubax iyo dhool aroor da'ay iyo dhul xareedi wadhantahay uga dhigan naftaydee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan