U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoggaan

Magac Lab
Naxwe-aamo, m.dh
Xaraf HSubg HO7 xar
1

Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo lagu wado.

2

Maamul sare ee hay'ad dowladeed u qaabilsan arrimo gaar ah.

3

Qof howlwadeen ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kooxda Liverpool ayaa ku guulaysatay inay hoggaan-qaado horyaalka ciyaaraha Ingiriiska, kadib markii ay 2-0 kaga adkaatay Derby oo dib ugu ciirtay kooxaha derejada hoose.

”
β€œ

Sideed ku ilowday dakharadii hore inoo gaadhay inaga oon ka doogsan β€˜wax la raajo rag kuma sama’, waxa riiqdeedii inagu dheeraatay hoggaan leexsan oo aqoon-xumi iyo hagrasho leh.

”
β€œ

Oo intooda badan looga awood badan yahay hoggaan-dhaqameedyadooda, iyo wasiirada qaarkood oo fogeeyay hoggaan-dhaqameedyada, kadib markay isku hubsadeen xilka wasiirnimo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aamo, m.dh

Xarafka

H Β· HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoggaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan