1
Wax dhinac u weecsan ahaansho. leexsanaan m.f.dh leexsan.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhamaan jawaabaha su’aalahani waxay inoo hogaaminayaan in aynu marti u noqono hanaan leexsan oo burburinaya yididiiladdii qaran ee aynu qabnay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
L · LE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
