Skip to main content
SABAAD

hoobal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dhRiwaayad
Xaraf HSubg HO6 xar
1

Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha.

2

Qof dheela ciyaaraha.

Tusaale Dheeraad ah1

“Mooge” waxaa laga wadaa “Maxamed Mooge Liibaan”, halgamaa hoobal, iyo halyey mudan xus iyo xasuus.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Cilmiga

Riwaayad (riw.)

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoobal - sawirka la wadaagga

La Wadaag