U gudub nuxurka bogga
SABAAD

halyey

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Uubatada keeda lab.

2

Geesi, wabar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida ka muuqata shaxda hogaamineed ee Puntland, ma jiro hal qof oo la is odhan karo waxaa uu leeyahay tayo hogaamineed, dareen bulsho, sife halyey ama dabeecad hage.

”
“

Waa maalin mudan in la xasuusto kumanyaalkii halyey ee u duurgalay inay dulliga ka dulqaadaan shacabkooda.

”
“

Haddaba, haddii aynu halkaa ka sii amba-qaadno, waxaa hawl-galkaa ka sheekeeyay, sidii qaybtii horeba ku xusnayd Mujaahid Aadan Maal Caqli oo ka mid ah, saddexda nin ee maana ka nool 11-kii Halyey ee hawl-galkaa fuliyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
halyey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan