U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hobol

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf HSubg HO5 xar
La Mid AhhoobalMagac Lab
1

Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha.

2

Qof dheela ciyaaraha.

3

Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Abwaan Sugaal waxaa u dheer inuu yahay hobol ka mid ahaa hobolada Soomaaliyeed oo uu curiye riwaayado iyo heeso fara badan. waxaa kaloo waliba intaa u dheer inuu ku luuqeeyo heesaha somaliga ah.

”
“

Abwaan Xasan Ganey iyo Habeenka Xusuusta Mudan Abwaan Xasan X. Cabdullaahi (Xasan Ganey) xulashada habeenka Xasuusta mudan iyo bandhig Suugaaneed hal abuurka Xasan Ganey oo ah hobol hodan ku maan..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hobol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan