U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hooto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf HSubg HO5 xar
1

Waran oo lagu dagaallamo; eebo.

2

Neef dhashiisa ma ahee dhasha kale nuugto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cawlna waxaanu leenahay “Haybtaada caydeedu waa hooto kugu taal.”

”
“

Madaxyuubka oo hooto-nuug wada ah xisbiga UDUB iyo Madaxyuubnimada oo xilligeedii gandaha soo joogo.

”
“

Ma hiilbaa mise waa hooto qarsoon?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hooto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan