U gudub nuxurka bogga
SABAAD

neef1

Magac Lab
Naxwe-faf, m.l
Xaraf NSubg NE4 xar
1

Xoolaha la dhaqdo mid ka mid ah.

2

Faras si gaar ah u tilmaaman.

3

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Kaaga daranee aysan jirin sabab ay u le’an karaan,” ayay tiri Ugaaso oo neef weyn soo tufayso, “iyaguna aysan ogeyn sababka ay u le’anayaan.

”
“

Mid ka mid ah labadii nin ayaa wuxuu wiilkii ku yidhi, waxaad i tustaa neef adhi ah oo aan weli qoodhii saaran, wiilkii yaraa wuxuu ishaaray waxar yar.

”
“

Inta ay qaadatay neef weyn ayey mindidii kaga soo qabatay ganaca bidixda oo isu wareejisey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

N · NE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
neef - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan