U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarsoon1

Fal Magu (1)
Naxwe-oomay, -oontay; -oomi
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Wax muuqaalkoodu libdhay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhuumaal inuu qabto xilka taliyaha guud ee ciidanka xoogga, kaddib markii laga soo badalay ciidanka booliiska oo uu horay uga tirsanaa, iyadoo xil ka qaadistan ay tahay dhaliilo qarsoon oo loo jeedinayo labadan mas'uul.

”
“

Arki doonnee halkay ku danbayso siyaasadda qarsoon ee muusaysan ee ka dhexaysa MUD: Madaxweyne Dahir Rayaale iyo xukuumaddiisa iyo Maamulka Jabuuti.

”
“

Shariif uu kormeero badan ku tagay xerooyinka ay ciidamada DF ku jiraan, isla markaana si qarsoon ugu sheegay inay jiri doonto in dowladu ay qaato talaabooyin ay kula dagaalayso mucaaradka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oomay, -oontay; -oomi

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarsoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan