U gudub nuxurka bogga
SABAAD

udub

Magac Lab
Naxwe-dbo, m.l
Xaraf USubg UD4 xar
2

Tiirar badan oo meel wada yaal.

3

Summad geela lagu dhigo, qaab udub kor u jeeda ah leh oo meelo kala duwan looga dhigo; kabaal.

4

Dhigo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Yusuf Yaasiin ayaa casuumaad qaddo ah ugu sameeyay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ergooyinka Bahweynta Xisbiga UDUB ee ka kala yimid Gobollada dalka iyo dibadaba.

”
“

Anshaxa saxaafaddu waa muhiim waana udub ka mid ah tiirasha ay ku taagan tahay saxaafadda casriga ahi.

”
“

-Xisbiga UDUB oo si cad u deedafeeyay shuruudihii iyo talooyinkii deeq-bixiyayaasha ee ku abaarnaa meel-marin iyo suurtogelinta Doorasho Xor iyo Xalaal ah, kuna qabsoonta waqtigii loo muddeeyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dbo, m.l

Xarafka

U · UD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
udub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan