U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waran1

Magac Lab
Naxwe-rmo, m.l
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waran afaysan iyo filan waa ayaa ku dhacay, hase yeeshee ereygii ugu dambeeyey inta uu qabsaday ayuu degdeg ula soo booday “ Mustaqbalku waa guur, tacliin, iyo lacag ee maxaad igu nacaysaa!”

”
“

Mangistu Gamaajuu aad ayuu uga shaki qabaa inaad wax ogayd taa ka waran?

”
“

. MCBille: Jaaliyadaha Dibadda ee Nugaaleed qaar ka mid ah oo ila soo xiriiray ayaa waxay leeyihiin nooga soo waran bal GTEC, marka maxaad u sheegaysaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rmo, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan