U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caalami

Magac Lab
Xaraf CSubg CA7 xar
1

C. ah: wax caalamka oo dhan ka dhexeeya ama wada yaqaan.

2

C. ah: shay tayadiisu aad u wanaagsantahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Breket Simon waxa uu sheegay haddii dawladda Itoobiya dib ugu noqonayso Soomaaliya u baahan tahay go’aan caalami ah, isagoo caddeeyay haddii aan go’aankaas caalamiga ah la helin in aanay ku noqonayn gudaha dalkaas.

”
“

Cabdiraxmaan Faroole oo baaq u diray beesha Caalamka, si loo helo xabsiyo heer caalami ah oo ku habboon maxaabiista, in la dhaqan celiyo burcad-badeeda.

”
“

“200 ayaa Soomaali ka aheyd inta kalena waxay ahayeen ajaniib u badan dalalka Asia, kuwaasoo Baasaboorka Soomaalida ku galay danbiyo caalami ah sida Bankiyo lagu dhacay iyo kuwo argagixiso” ayuu yiri Geeddi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caalami - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan