U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afhayeen

Magac Lab
Xaraf ASubg AF8 xar
La Mid AhafhayeMagac Lab
1

Turjubaan; afceliye.

2

Qof ku hadla magaca koox, dad, ummad iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeen u hadlay Dowladda Mareykanka oo lagu magacabo James Grivel ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in diyaaradahooda dagaalka ay xalay bartilmaameedsadeen guri uu sheegay inay ku jireen hoggaamiyeyaasha Al-Qaacidada geeska Afrika.

”
“

Afhayeen u hadlay Al-Shabaab oo lagu magacaabo C/qafaar Muuse ayaa sheegay in aysan diintu qabin in la afduubto hanti Islaamku uu leeyahay,talaabana ka qaadi doonaan kooxaha heysta Markabkaasi.

”
“

Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Somali oo saxaafadda u xaqiijiyay socdaalka Madaxweyne Yuusuf uu ku tagayo dalka Uganda ayaa sheegay inuu yahay mid uu ku casumay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afhayeen - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan