U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hugun

Magac Lab
Naxwe-nno/-ummo, m.dh
Xaraf HSubg HU5 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse markii dambe wuxuu isku qanciyay inay inkaari kaga dhacday reer kiisii hore ee uu dayacay isgoo aan hadal iyo hugun toona lahayn.

”
“

Hugun baas baa hareeraha uga sanqadhay.

”
“

Markii madaxweynuhu doorashadii ku guulaystay, dalka gudihiisa iyo dibeddaba waxaa ka socotay hugun iyo xamxam aan yarayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-ummo, m.dh

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hugun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan