U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isgoo

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-ooyay, -ooysay
Xaraf ISubg IS5 xar
1

(f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid.

2

(f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kismaayo ( W. Wararka) wararka ka imanaya gobolada jubooyinka ayaa sheegaya in Moorgan uu isku diyaarinayo weerar uu ku qaado Kismaayo isgoo haatan ku Hawlan ururinta ciidamo uu u adeegsado duulaanka uu maaganyahay.

”
β€œ

Ismaaciil Cumar Geele Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti waxaa uu sidoo kale ka hadlay arimaha dalka Soomaaliya isgoo sheegay in aan loo baahneyn in Xili waliba Soomaalida dhexdooda shir loo wada qabto islamarkana ay ku kal tagaan.

”
β€œ

Sidoo kale isgoo balan qaaday in warqadaha aqooniga la bixin doono.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-ooyay, -ooysay

Xarafka

I Β· IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isgoo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan