U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baas1

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf BSubg BA4 xar
1
2

Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm.

3

Rasaas si is daba joog ah u dhacda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Booliska Berbera Oo u Maaro La’ Tuugo Faro-baas Ku Haysa Magaalada Berbera (Haatuf): Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil, Berbera, Mr.

”
“

Isku soo duub xasiloonida Muqdisho laga dareemayo ma u baas bixi doonaan dadka Muqdisho mise wey adkeysan doonaan xasiloonida labo sano kadib ay heleen.

”
“

Waxaan ku soo koobayaa tuduc ku jirta maansadii Sirta Nolosha ee uu tiriyey Hadraawi oo laheyd “Salalkaba hurdaa keenta, haba seexan goor baas leh.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan