U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idil

Fal Magu (4)
Naxwe-dlaa, -dlayd
Xaraf ISubg ID4 xar
1

Wax aan wax ka maqneyn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maalintii oo idil wuxuu ruuxii laga farxiyey ku daalay kala bedbedaalada labbiska uu xidhan lahaa berri iyo weliba inuu is qurxiyo.

”
“

Gacantiisa ayuu inta meeshii geliyay ayaa wuxuu yidhi, wax dhib ah maleh, haddiiba waxan oo idil idinkaga tagay aabihiin wuu wanaajiyay.

”
“

'Abuu Dar Al-Qafaari Saxaabigii soo islaamiyaay tolkiisa oo idil.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-dlaa, -dlayd

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan